Wararka bitcoin
Bitcoin (BTC) ayaa sameysay satoshi nakamoto oo ah magic been abuur ah sanadkii 2008 isagoo ah crypto currency kii ugu horeeyay ee guulesta aduunka.
Asigoo xalinaya dhibaatada labalaabashada kharashka ee soo food saartay tijaabooyinkii hore ee lacagta cadaanka ee digitalka ah.
Iyadoo ku shaqeyneysa blockchain cadeynta shaqada oo baahsan.
Bitcoin waxay awood u siineysaa macmiil ganacsi oo isku dhafan iyadoo aan laheyn dhexdhexaadiye yaal,
Iyadoo siyaasadeeda lacageed lagu dhaqan geliyay is afgaradka sirta halkii ay ka ahaan laheyd hay,ad dhexe.
Warshada bitcoin
bitcoin waxaa ilaaliya macdan qodeyaasha iyo macmiil ganacsi oo kasbada bitcoin cusub oo la sameeyay halka nidaam caalami ah ay ganacsato, maalgeliyeyaasha iyo hay,adaha hormariyeyaasha iyo ganacsiyada ay sii wadaan balaarinta qaadashada.
Laga bilaabo xaalada qandaraaska sharciga ah ee El Salvador ilaa qaadashada qasnada shirkadaha sida tesla iyo microstrategy,
Bitcoin waxay kasoo jeeday tijaabo sirta ah una gudubtay keyd laqoonsanyahay oo qiimo iyo sicir barar leh
Waxaan kasoo xiktay coindesk