Waqtiga Ugu Fiican Ee La Maalgashado Crypto Iyo Coins-ka Ugu Fiican Ee La Maalgashado
Waqtiga Ugu Fiican Ee La Maalgashado Crypto, Dunida cryptocurrency-ga waxay noqotay mid kamid ah meelaha ugu caansan ee maalgashi laga sameeyo sanadihii ugu dambeeyay. Dad badan ayaa lacag badan ka sameeyay crypto, halka qaar kalena ay khasaaro weyn la kulmeen. Farqiga ugu weyn wuxuu ku xiranyahay laba arrimood: waqtiga saxda ah ee la galo suuqa…