bitcoin oo Hoos u dhac weyn  oo ku yimid saamiyada ku xiran sirdoonka macmalka ah magacyada barnaamijyada iyo sinnaanta gaarka loo leeyahay ayaa horseedayo hoos u dhac ku yimid tusmooyinka mareykanka.

Wax ka ogoow lacagaha sarifka ee crypto

Qiimaha sarifka lacagaha ee talaadada ayaa kor u kacaya  iyadoo hoos udhac weyn uu kuyimid saamiyada ay ku kor dhayaan dhibaatooyinka qeybta .

Magacyada AI , saamiyada barnaamijyada iyo sinaanta gaarka ah loo leeyahay ayaa dhamaantood si aad u hooseeya taasoo soo jeedineysa iney wax walba ku fiicnaan Karin dhaqaalaha iyo xaaladaha lacagta cadaanka ah.

Matt hougan oo katirsan bitwise ayaa horey usheegey in tani aysan ahayn sixitaan laakiin ay tahay jiilaal crypto oo buuxda.

Talaadadi crypto ayaa kasii dartay iyadoo iib balaaran uu kajiro qeybta tiknoolojiyada iyo dhaqaalaha soo ifbaxayo

qiimaha suuqa bitcoin
Qiimaha Bitcoin iyo Ethereum maanta: falanqayn qoto dheer oo ku saabsan MicroStrategy, isbeddelka suuqa, iyo mustaqbalka crypto.
  • Bitcoin (BTC) ayaa dib ugu dhacday %5 illaa 75,000 saacadihii hore ee galabnimada mareykanka,
  • Kaliya dhowr boqol oo dollar ayaa kasareeya heerkii ugu hooseeyay ee isbuucii hore waxayna hada mareysaa $74,660.98.
  • Ethereum (ETH) ayaa hoos udhacay 6.5% illaa ku dhawaad $2,200, HADANA WAXAY MAREYSAA $2,194.46.
  •  Solana (SOL) AYAA HOOS UDHACDAY 5.5% AMA $100 HADANA WAXAY MAREYSAA $98.94.

JIILAALKA CRYPTO

Laakiin waxaa jira war wanaagsan , matt hougan CIO, oo katirsan shirkada maareynta hantida dhijitaalka ah ee bitwise , ayaa ku dooday in suuqa crypto uu kujiray jiilaal buuxa tan iyo janaayo 2025 oo lamid ah suuq yadii hore ee ORSO sida 2018 ilaa 2022 kii.

Marka si wanaagsan loo eego suuqa ORSO ee dheeraa wuxuu ku dhow yahay dhamaadka , ayuu yiri hougan sida aan kasoo xiganaycoindesk

qiimaha suuqa bitcoin
Qiimaha Bitcoin iyo Ethereum maanta: falanqayn qoto dheer oo ku saabsan MicroStrategy, isbeddelka suuqa, iyo mustaqbalka crypto.

Hoos udhaca ayuu xusay wuxuu caadi ahaan socdaa qiyaastii 13 bilood, hadii sida matt hougan uu sameeyay oo kale aad sameyso ama aad dhigato bilowga suuqa ORSO janaayo 2025 kii, halkii aad ka dhigi lahaheyd October 2025 kii , crypto wuxuu ku jiraa todobaadyo gudohood oo laga yaabo inuu hoos udhoco.

Anigoo ah halyeeyga jiilaalka crypto badan , waxaan kuu sheegi karaa in dhamaadka jiilaalkaas ey dareemayaan wax badan sida quus iyo xanuun badan , Matt hougan ayaa qoray,

sida aan kasoo xiganay-coindesk

string(26) "background-color: #3bff00;"