Taariikhda Cryptocurrency
Hordhac Cryptocurrency waa nooc lacag dijitaal ah oo ku shaqeysa tiknoolajiyad casri ah loona yaqaan blockchain. Lacagtan kama hoos shaqeyso bangiyo ama dowlado, balse waxay ku dhisan tahay nidaam daahfuran oo ammaan ah. Tan iyo markii ay soo baxday, cryptocurrency waxay si weyn u beddeshay fahamka dadka ee lacagta, ganacsiga, iyo maalgashiga casriga ah. taariikh…