Wararka Suuqa ee Crypto | Waa Maxay Crypto Currency?
Hordhac Crypto Currency Waa Maxay Crypto Currency? sanadihii ugu dambeeyay dunida maaliyada, waxaa si weyn u badalay hal fikrad oo cusub oo loo yaqaano crypto currence.dad badan ayaa maqla magaca crypto , laakiin dhamaantood sifiican ma fahmaan, waxa ay tahay iyo sida ay u shaqeyso.qaar waxay u arkaan fursad maal gashi , qaarna waxay u…