Waa Maxay NFTs – Fahamka Non-Fungible Tokens iyo Saameynta Suuqa Crypto
Hordhac NFTs (Non-Fungible Tokens waa coins ama tokens gaar ah oo ku shaqeeya blockchain, isla markaana aan la beddeli karin sida Bitcoin ama Ethereum. NFTs waxay matalaan hanti gaar ah oo dijitaal ah sida artwork, music, videos, ama collectibles. Maqaalkan waxaad ku baran doontaa: waa maxay NFTs, sida ay u shaqeeyaan, fursadaha maalgashi, isticmaalka, iyo…