Waa maxay Crypto? Faahfaahin Fudud oo Qof Walba U Sahlan

Crypto (ama Cryptocurrency) waa nooc lacag dijitaal ah oo lagu isticmaalayo internetka, waxaa kaloo loo kaydiyaa qaab elektaroonik ah.

Crypto maaha lacag dhigid warqad sida Dollar ama Shilin, mana jiraan hay’ad bangi oo ka masuul ah.

Waa maxay Crypto? Faahfaahin Fudud oo Qof Walba U Sah

Sidee Ayuu Crypto U Shaqeeyaa?

Crypto waxa uu ku shaqeeyaa nidaam ammaan ah oo la magac baxay Blockchain. Blockchain waa buug diiwaan digital ah oo keydiya dhammaan macaamilada si hufan oo aan la beddeli karin.

Haddii qof uu kuu diro cryptocurrency:

Ma jirto baahi bangi

Qof saddexaad looma baahan yahay

Lacagtu waxay si toos ah u socotaa

Tani waxay ka dhigeysaa crypto mid dhaqsaha badan oo ammaan ah.

Noocyada ugu Caansan ee Crypto

  1. Bitcoin (BTC)

Bitcoin waa nooca krypto ee ugu horreeya uguna caan baxay. Waxaa si weyn loo isticmaalaa:

2.Ethereum (ETH)

Ethereum waxay awoodeeda ku saleysan tahay:

  1. Altcoins

Altcoins waxay ka kooban yihiin dhammaan cryptocurrencies-ka kale marka laga reebo Bitcoin, tusaale ahaan:

Waa Maxay Wallet?

Wallet waa boorso dijitaal ah oo loogu talagalay in lagu kaydiyo crypto-gaga. Waxaa jira laba nooc:

Hot Wallets: Trust Wallet,

Wallet-ka ayaa kuu suurtagelinaya inaad:

Maxaase dadka ku dhiirrigelinaya inay isticmaalaan crypto?

Sababaha ugu weyn waxaa kamid ah:

  1. Lacag diris degdeg ah
  2. Khidmad yar
  3. Xorriyadda maaliyadeed
  4. Fursado dakhli online ah

crypto ma amaan baa?

haa, crypto laftiisu waa amaan, laakiin isticmaaluhu waa inuu feejiknaadaa

qataraha ugu waaweyn waxaa ka mid ah:

talooyin amaan

crypto maxalaal baa?

arintaan waxay ku xiran tahay hadba sida loo isticmaalo, sawab too ah waxaa jira qaab xalaal ah iyo qaab xaaraam ah , saas darteed waa inaad iska ilaalisaa xaaraamta, culimo badan waxay qabaan in crypto uu yahay lacag digital ah hadii si xalaal ah loo isticmaalo , lkn waxaa fiican inaad adiguba iska baarto oo aad la tashato culimo.