Waa maxay ethereum?

Ethereum waa bockchain (tiknolojiyad diiwaan furan ah) oo dadka u ogolaanaya

  1. Iney isdhaafsadaan lacag dhijitaal ah
  2. Iney sameeyaan apps caqli gal ah oo aan u baahneyn bangi, shirkad ama cid dhexe.

Lacagta rasmiga ah ee ethereum waxaa loo yaqaanaa ETHER (ETH).

Hadii bitcoin uu yahay lacag dhijital ah, dabcan ethereum na waa lacag nidaamsan oo barnaamijyo caqli gal ah lagu nidaamiyay

Waa maxay smart contract?

Smart contract waa heshiis dhijitaal ah oo

Tusaale

Hadii qof diro 1 ethereum qofka kale sitoos ah ayuu uheayaa, looma baahna , bangi ,qareen, ama qof u dhexeeya koodka (code) ayaa go aaminaya.

Smart contract waxaa lagu isticmaalaa

Side ethereum u shaqeeyaa

Ethereum wuxuu ushaqeeyaa 4 qeybood

  1. Transactinon ayaa ladiraa
  2. Qofku wuxuu diraa ethereum
  3. Ama wuxuu la falgalaa smart contract (token swap)
  4. Gas fee ayaa labixiyaa

Waa maxay gas fee?

Falkasta wuxuu leeyahay gas fee

Waa lacagta lagu bixiyo isticmaalka shabakada

Waxaana lagu bixiyaa ethereum , howsha culus waxay qaadataa gas fee badan

Ethereum wuxuu isticmaalaa <proof of stake>

Dadka Validators xaqiijiye yaasha waxay dhigtaan ETH STAKE, waxayna hubiyaan transaction ka kuwa si sax ah u isticmaala waa la abaal mariyaa, kuwa si qaldan u isticmaalan waa la ganaaxaa

Block ga waxaa lagu daraa blockchain ka , xogtu waxay naqataa mid aan si sahlan lagu tirtiri akarin.

Maxaa ethereum ka dhigaya mid gaar ah?

Image Not Found

Sawabtoo ah waa lacag la barnaamijen karo , mana jirto qof hal meel kamaamula, apps kala duwan ayaa isku xirmi kara, qof walba wuu dhisi karaa (open source)