Wararka Maanta ee suuqa crypto |

Wararka Maanta ee suuqa crypto | Aqalka cad ayaa la kulmi doona madaxda saree e shirkadaha waaweyn ee crypto iyo bangiyada dhaqanka si ay uga wada hadlaan hindise sharciyeedka qaab dhismeedka suuqa hantida dhijitaalka ee dhibka badan.

wararka bitcoin

Wararka Maanta ee suuqa crypto | Aqalka cad ayaa la kulmi doona madaxda saree e shirkadaha waaweyn ee crypto iyo bangiyada dhaqanka si ay uga wada hadlaan hindi

Sharci dajinta ayaa lakulmay iska cabin ka dhan ah xeerarka ay soo jeedisay ee loogu talagay istaraatiijiyada lacagta adak gaar ahaan xadidaada kusaabsan sifooyinka dulsarka ama abaalmarinta ku xiran ee calaamadaha lacagta doolarka ah lagu shubay,

Wararka Maanta ee suuqa crypto | Shirka waxaa marti gelinaya golaha siyaasada crypto ee aqalka cad

Aqalka cad ayaa lakulmi doono wakiilo kasocda shirkadaha crypto iyo bangiyada dhaqanka, maalmaha soo socda si ay uga shaqeeyaan walaacyada wax soo saarka stable coin ee kujira sharciga qaab dhismeedka suuqa crypto, sida ay u sheegeen shqsiyaadka aqoonta u leh . Xigasho –coindesk

Wararka Maanta ee suuqa crypto | Sharciga oo dib loo dhigay horaan tii bishaan

ayaa kahoryimid sida uu usoo jeediyay in laxakameeyo abaalmarinta stablecoin gaar ahaan xadidi kara sifooyinka dulsaarka leh ama kuwa la xiriira abaalmarinta ku xiran calaamadaha dollarka lagu shubay.

Bangiyadu waxay kasoo horjeedeen in soosaareyaasha stable coin ama la howlgaleyaasha sarifka lcagaha ay bixiyaan abaalmarino ayagoo kadhigaya iney halis ugu jirto duulimaadka dhigaalka.

Wararka Maanta ee suuqa crypto | Aqalka cad ayaa la kulmi doona madaxda saree e shirkadaha waaweyn ee crypto iyo bangiyada dhaqanka si ay uga wada hadlaan hindi
Wararka Maanta ee suuqa crypto | Aqalka cad ayaa la kulmi doona madaxda saree e shirkadaha waaweyn ee crypto iyo bangiyada dhaqanka si ay uga wada hadlaan hindi

Warshadaha crypto ayaa sheegay in bixinta abaalmarinada ay ka faa ideysan doonaan dadka isticmaala.

Xigasho –coindesk

Wararka Maanta ee suuqa crypto | Kulanka waxaa qabanaya golaha siyaasada ee crypto ee aqalka cad

Koox ay ka mid yihiin mas,uuliyiin kasocda golaha dhaqanka qaranka ayaa kujiraan, sidoo kale maaliyada iyo hay ado kale, hadafku waa in si toos ah loogu soo uruuriyo jawaab celin ka timid ka qeybgaleyaasha suuqa sida loo xaliyo qodobada ku dhagan sharciga,

Qiimaha bitcoin ee hada jira wuxuu ku dhow yahay 89,000 iyadoo keydka federal ka ee mareykanka uu heerka dulsaarka ku hayey heer u dhaxeeya 3.5 ilaa 3.75%

“Qiimaha bitcoin wuxuu muujinayaa calaamado hore oo xasilooni ah kadib marxalad sixitaan ah , iyadoo talaabada qiimaha ay si wanaagsan uga jawaabeyso aag taageero farsamo muhiim aha “-crypto.news

Maadaama ganacsiga bitcoin uu hooseeyo meel udhow kanaalka dhaqanka suuqa wuxuu soo jeedinayaa in cadaadiska iibka uu yaraanayo.

Is bedelkaan waxa xoojinaaya koror la taaban karo oo ku yimid xiisahaa furan, taasoo muujinaysa kaqeybgalka sii kordhaya ee suuqa kala iibsiga.

In kasato oo weli loo baahanyahay in xaqiijin, isku darka taageerada farsamada booska oo sii kordhaya ayaa tilmaamaya suurtogal nimada isu soo bax gargaar mudo gaaban ah hadii xaalada hada jirto ay siijirto.

Wararka Maanta ee suuqa crypto | Heerka federaalka

Marka heerkafederaalku uu heerka dulsaarka si joogto ah u ilaaliyo waxay calaamad utahay qarash yada amaahda ee dagan ,waxayna ka dhigi kartaa lacagta cadaanka ah iyo curaarta kowo aan soo jiidasho laheyn, mararka qaarkoodna waxay wiiqaan doolarka mareykanka.

xigasho crypto.nnews

Wararka Maanta ee suuqa crypto | bitcoin badanaa waxay u gubataa doolarka

sidaa darted doolarka jilicsan ama aan daganeyn wuxuu kordhin karaa baahida loo qabo lacagta loo yaqaan crypto oo aha keyd kale oo qiimo leh.

Heerka joogtada ah ayaa sidoo kale soo jeedinaya in federaalku uu si xoogan u adkeyn , si uu ula dagaalamo sicir bararka , taasoo dhiiro gelineysa maal gashadeyaasha ineyqaataan Qatar dheeraad ah, taas oo ayka faaideysaneyso hantida qatarta sare leh sida bitcoin

string(26) "background-color: #3bff00;"