Qiimaha Bitcoin ayaa hoos u dhacay $70k, alt coins na waxay mujinayaa go,aan la,aan xilli xiisado caalami ah ay jiraan.
Qiimaha Bitcoin ayaa todobaadkii la soo dhaafay muujiyay isbeddel xooggan kadib markii uu hore u ahaa mid deggan. Hadda Bitcoin wuxuu ku dhow yahay heerka $71,000, balse mugga suuqa ayaa hoos u dhacay, arrin horey loo saadaaliyay dhammaadka usbuuca. Horaantii todobaadka, Bitcoin wuxuu si xoogan ugu kacay ilaa $76,000, taasoo ahayd heer sare oo soo…